Soomaalida haddaad u fiirsato waa dad ku noool geeesta africa waxaane la yiraahdaa
waa qoomiyad qura micnaha waa dad isku dhaqan ah isku diin ah dalna wada daga.
sida muuqatane wax isku ogolaan jiray beri balse haataan aan waxbo isku ogoleyn
kane gudbay dowladnimadii bari la wadaagi jiray balse haataan noqday kuwa badan
waxii soo kala dhex galana ama wax wadaag ahna ku qeybsada hab beeleed ama qabiil
una kaashada waliba dowladaha dariskooda ah inta ay is aamini kari waayeeen cajiib!
kolka aad bulshada soomida ahi aad dhex gasho ama aad wax weydiisato ma ahan
xaqiiqdii dad wax isku diidan lamane oran karo waa dad wax isku ogol.
waxane ugu wacan arinkaas madaxda dadka hugaamisa ama maamulka looga dhigay
oo noqday kuwii somalinimada ku tuntay kuna badalay dalal xitaa aan daris aheyn
midkoodna midka kale iska waardiyeeya ama iska ilaaliya.
hadaba taasi micnaheeda oo kooban miyaan oran karnaa maanta haddii aynu noqonay
dowladdo fara badan kolkii horana aynu ahaaan jirnay hal dowlad oo shaqeysa
dadka noogu wacane arinkaaa aynu garanay iney yihiin madaxda inoo talisa
hadaba aqriste adiga oo mahadsan hadalkaaguna turxaan bixineen maxee kula tahay
maxaadse isleedahay waalaga qaban karaa maxadse kusoo kordhin kartaa
wax ka qabashada dadka xilalka inoo haya dhanka maamulka.
waxee ila tahay inaad fikirkiina wanaagsan kusoo bandhigi doontaan page kan
ReplyDelete