Malin walba waxaa soo if baxa arrimo aad la dhacdo mar mar mararka qaarna arimo kaa yaabiyo fajacna kugu dhaliya waxan maqli jiray ragba rag baa ku daba jira
hada inaguma cusba in aan arakno madaxdeena oo is heesta ama is qilaafsan balse waxaa cajiib ah in shacabkii uu bartay qilaafka ama la qabsaday dhagna jalaq loo siineyn kolba hadii ee is qabtaan madaxda wadanka ugu sareesa taasi waxaan ka baranay dib u dhac khabyaalad is qab qabsi siyaasadeed iyo inaan waxba loo ogolaan xaquuqda dadka shacabka ah ee leeyihiin.
waqtibaa jiri doonbta la xisaabtami doono waqtibaa jiri doona la wada hoyan doono waqtibaa jiri doono lawada ooyi doono waqtibaa jiri doona lawada haraadi doono waqtibaa jiri doono kali kali loo zisaabtami doono waqtibaa jiri doono lakala carari doono waqtibaa jiridoona waalidkaa aad wax u ogolaan weydo waqtibaa jiridoona xubnahaaga marqaati kugu noqondoonaan waxee ila tahay ina lawada xasuusanyahay balse la is moogeesiinayo taasi la iskama yeelidoono insha allah.
shaqsiga soomaaliyeed waxan ula jeeda qofka mu waadinka soomaliyeed ah waxuu xaq u leeyahay inuu hello nolol, wax barasho iyo caafimaad sidoo kalena inuu hello xuriyad uu ku noolaado xuriyad uu ku hadlo xuriyad uu ku dhaq dhaqaaqo xuriyad uu ugu adeego shacabkiisa masaakiinta ah hadaba intaa miyaan heesanaa.
xaquuqda shacaba masaakiinta ahi in lagu tunto aane lagu xisaabtamin ma mid sii socon doontaa hadii aysan sii socona waqtigee baa is leedahay waa laga gudbi doonaa fikirkaaga ka dhiibo lifaaqan adoo mahadsan nala ilaali nidaamka lifaaqan sidoo u noqdo ra'yigaga mid waara mahadsanid.
Abdirisak Sheikh
Sunday, October 26, 2014
Saturday, October 25, 2014
Hab dhaqan wanaaga bulshada soomaaliyeed ee gobolada qaar
Soomaalida waa dad hal qoomiyad ah kuna hadla hal luuqad lehna dhaqan u gaar ah
kuna saleeesan diintooda islaamka ah.
waxan u kuur galay magaallo ka mid ah magaalooyinka soomaliyeed oo aan wax ku soo bartay waxbarashadeydii jaamacadeed oo lagu magacaaabo magaalada barwaaqada magaalada nabada
Borameee ku magac dheertahay waxeena kuna taalaa gobolka Awdal.
Borama waa magaallo nolosheyda aan aad uga hellay balse dad badan oo asxaabteeda ka mid ah
ku adkaatay inee ku noolaadaan taas oo ugu wacan dhanka cimilada aadka u qabow.
aniga ahan waxan is oran karaa waa magaaladii iigu qabowga badneyd ee aan tago intan xasuusto
waa magaallo nolosheyda aad u wanaagsan dhanka nolosha bini aadmiga sidoo kale waa
magaallo buuraley ah dhinacyadeeda dhami ku hareereesan yihiin buuro magacyo kala duwan leh inkastoo hada anan hore u xusin balse waxa ka mid ah buurta sawa iyo ilik dheer dadka magaladaasi dagan ama kunool waa dad jecel dadnimada iyo hormarka dadka walaalahood ah sido klena jecel midowga iyo mid ahaanshaha soomaalidoo idil meelkasta oo ay ku noolyihiin.
intii aan magaaladaas ku noolaa waxaa isoo jiitay ama i xiiso galiyey waa qalbi fiyoobida
dadka degaankaas ku nool ee u hayaan dhamaan dadka walaalahood ah ee soomaaliyeed dadka qaar waxee xasuustaan hal arin oo loo sameeyey oo dhanka wanaga ah balse aniga waxaan ka mid ahaa dad fara kutiris ah ee xasuusta arinta wada saameeneesa dhamaan soomalida oo aan ilobin naxariista guud taasi micnaheeda maahan inan ilaaway arimaha qaaska ah ee dadka magaaladaasi ku nool ee ii sameeyeen oo dhanka nolosha ah ama daris wanaaga ah xaqiiqdii mane ilaawi karo marnaba soo dhaweynteydii iyo sii sagootinteydii intaba.
hadaba aqriste maxad is leedahay bulsho ama dad ku nool hal deegaan waa ay ku hormari karaan dhan kasta iyagoo ka weecanaya qabyaalad iyo xuduudaha dhanka maamulada una weecanaya dadnimada sharafta iyo qiimaha dhaman soomaalida geeska africa.
fadlan fikir saliim ah ka dhiibo adigoo mahadsan.

Thursday, October 23, 2014
Dalkeeena iyo dadkeeena maxaa kala heesta
Soomaalida haddaad u fiirsato waa dad ku noool geeesta africa waxaane la yiraahdaa
waa qoomiyad qura micnaha waa dad isku dhaqan ah isku diin ah dalna wada daga.
sida muuqatane wax isku ogolaan jiray beri balse haataan aan waxbo isku ogoleyn
kane gudbay dowladnimadii bari la wadaagi jiray balse haataan noqday kuwa badan
waxii soo kala dhex galana ama wax wadaag ahna ku qeybsada hab beeleed ama qabiil
una kaashada waliba dowladaha dariskooda ah inta ay is aamini kari waayeeen cajiib!
kolka aad bulshada soomida ahi aad dhex gasho ama aad wax weydiisato ma ahan
xaqiiqdii dad wax isku diidan lamane oran karo waa dad wax isku ogol.
waxane ugu wacan arinkaas madaxda dadka hugaamisa ama maamulka looga dhigay
oo noqday kuwii somalinimada ku tuntay kuna badalay dalal xitaa aan daris aheyn
midkoodna midka kale iska waardiyeeya ama iska ilaaliya.
hadaba taasi micnaheeda oo kooban miyaan oran karnaa maanta haddii aynu noqonay
dowladdo fara badan kolkii horana aynu ahaaan jirnay hal dowlad oo shaqeysa
dadka noogu wacane arinkaaa aynu garanay iney yihiin madaxda inoo talisa
hadaba aqriste adiga oo mahadsan hadalkaaguna turxaan bixineen maxee kula tahay
maxaadse isleedahay waalaga qaban karaa maxadse kusoo kordhin kartaa
wax ka qabashada dadka xilalka inoo haya dhanka maamulka.

Subscribe to:
Posts (Atom)